BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00


Aminarts.com
Aayaha.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Somali
Beerdhiga.com
Cadaado.com
Cadaado.net
Dalkanews.com

Dayniile
Jamhuuriya
Gedonet.com
Goobjoog.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hadhwanaag.com
Hobyo-one
Irinnews.org
Jowhar.com

Kacdoon.com
Ramaas Software
Radio Dalmar
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Qaadisiya.com

Shabelle.net
Simbanews.com
Somalidoon.com
Soomaalinews
Somaliweyn
Onkod.net
Waagacusub.com

Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay Weerarkii Miino ee lagu dilay Gudoomiye K/xigeenkii degmada Yaaqshiid Xasan Cadde.
Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxayo qarax xoogan oo Saakay lala beegsaday gudoomiye K/xigeenkii degmada Yaaqshiid Xasan Cadde xili uu marayay Wadada 30-ka....
Askar katirsan Ciidamada Dowladda oo Maanta siyaaba kala duwan loogu Dilay degmada Dharkeynleey magaalada Muqdisho.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliya ee dagaalka gumaysi diidka ah kawado Soomaaliya ayaa Maanta degmada Dharkynleey ku Dilay Askar katirsan dowlad ku sheega C/laahi Yuusuf....
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in dagaal saaka Hiiraan ka dhacay ay ku halaajiyeen Ciidamada Cadawga Itoobiya.
Dagaal qaraar oo u dhexeeuaua Xooagga Maxakamadaha islaa,ka Soomalaiay iyo Ciidamada Cadwga Itoobiya ayaa sakaay ak dhacay xad beenaadka ay wadaan Soomalaiya iyo Itoobiy....
Mas'uuliyiin katirsan Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamka oo gaaray Dalka Yemen si ay Uheshiiyaan.
Xubno katirsan Maxkamadaha Islamaka ee uxuub siibtay Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Sanaca ee Wadanka yemen si halkaas loogu dhax dhaxaadiyo....
Warar faah faahsan oo kasoo baxayo Weerar Xalay lagu qaaday Saldhigga Booliska magaalada Baydhabo.
Xoogaga hubaysan ayaa Xalay weerar ku qaaday Saldhigga Booliska degmada Baydhabo xarunta Gobalka Baay xili ay xoogaga Muqaawamadu ku xididaysteen gobalka Baay....
War deg deg ah: Gudoomiye K/xigeenkii degmada Yaaqshiid iyo Ilaaladiisii oo Goordhaw ku dhintay Qarax Miino oo ka dhacy degmada Yaaqshiid(Daawo Sawir).
Gudoomiya K/xigeenkii degmada Yaaqshiid uqaabilsanaa maamulka Gobalka Banaadir iyo Askar aad ufarabadan ayaa Goordhaw oo Maanta ah ku geeriyooday qarax Miino oo ka dhacay degmada Yaaqshiid....
Ciidamo katirsan ilaalada Gudoomiyaha degmada kaaraan oo Maanta Bililiqo iyo Jirdil ugaystay Xerta Maana Xamsato Shiikh Aweys Al-qaadiriya oo ka dhisan Muqdisho.
Ciidamo katirsan Booliska Dowladda Federaalka Soomasliya ayaa Maanta Bililiqo iyo boob ugaystay Xerta Khaliifad Maana Xamsato Shiikh Aweys Alqaadiriya oo kutaal degmada Kaaraan Magaalada Muqdisho....
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Caawa fadhiisima Ciidan ka dhigtay Buurta Janta Kuundisho dukeedka magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.
Ciidamo katirsan Cadawga Itoobiya ayaa Caawa ku hoyanayo Buurta Janta Kuudisho duleedka magaalada B/weyne xarunta gobalka Hiiraan kadib markii ay Maanta dagaal lagaleen Xoogaga Muqaawamada Soomaaliya....
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo Burcad sifayn ka sameeyay deegaano katirsan Gobalka Sh/dhexe.
Ciidamo katirsan kuwa Maxkamadaha Islaamkan Soomaaliya ayaa la sheegay in ay howlgallo Amaan sugid ah ka sameeyay deegaano katirsan Gobalka Sh/dhexe....
Kooxaha Muqaawamada oo Maanta Dilay Askari katirsan Ciidamada Dowladda xili uu faraha kula jiray Burcadnimo.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ee dagaalka Gumaysi diidka ah kula jiro Ciidamada cadawga Itoobiya iyo Maleeshiyada dowladda ayaa Maanta Weerar ku qaaday Saldhig Ciidan oo kuyaal degmada Dayniile....
Xaaladda Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxayso 24-kii Saac ee lasoo dhaafay oo lagu Dilay 10-qof oo isugu jiro Rayid iyo Askar.
waxaa faraha kasii baxayo xaaladda amaanka magaalada Muqdisho oo ah Casimadad Soomaaliya islamarkaana ay ku dagaalamayaan Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed iyo Ciidamada Cadawga Itoobiya....
Dowladda Suuriya oo Xabsiga dhigtay Weriye Soomaaliyeed oo ka cararay dhibaatooyinka ka jiro Soomaaliya.
Maalinnimadii ay ehayd taariikhdu 25/6/2008 ayaa waxaa xabsiga loo taxaabay wariye soomaaliyeed oo lagu magacaabo aadam xasan cabdi raxmaan wariyahaan oo ah wariye madaxbanaan ayaa waxaa laga ...
War deg deg ah: Dagaal aad uqaraar oo Goordhaw ka bilaawday Tuulada Ceel Gaal oo katirsan Gobalka Hiiraan.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ee dagaalka gumasyi diidka ah ka wado Soomaaliya ayaa Saakay dagaal aad uqaraar ku qaaday Ciidamao Itoobiyaan ah oo ku sugan gobalka Hiiraan....
Dowladda Burundi oo sheegtay in Soomaaliya ay usoo dirayaan Ciidamo si ay uga qayb qaataan Xasuuqa Shacabka Muqdisho.
Dowladda Wadanka Ruwanda ayaa sheegtay in Soomaaliya ay usoo dirayso kumanaan katirsan Askarteed oo qayb ka ah kuwa lamagac baxay ASMISOM ee qaybta ka ah Xasuuqa shgacabka dalka Soomaaliyeed....
Dowladda Maraykanka oo Ciidamada Itoobiya ku Ammaantay Xasuuqa ay ka wadaan gudaha Dalka Soomaaliya.
Safiirka Dowladda Maraykanka ufadhiyo dalka Itoobiy ayaa Ciidamada Cadawga Itoobiya ku amaanay howlaha Xasuuqa ah oo ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya....
Bukaanno kala duwan oo 24-kii Saac ee lasoo dhaafay la dhigay Isbitaalka Madiina magaalada Muqdisho.
Isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa la ciir ciirayo dhaawacyo dad aad ufarabadan oo ku dhaawacmay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho....
War deg deg ah: Ciidamada ilaalada ka ah Villa Somalia oo Goordhaw Nin Wadaad ah ku Dilay Wadada Sayidka magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska dowladda FederaAlka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga keenay Maamulka Puntland ayaa Goordhaw Nin Rayid ah ku toogtay isgOyska Sayidka oo aAn ka fogayn Madaxtooyada Villa Soomaaliya....
Xoogaga waxiska caabinta oo Maanta Dilal kala gedisan Waqooyiga Muqdisho ugu gaystay Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka C/laahi Yuusuf.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ayaa Maanta siyaaba kaladuwan magaalada Muqdisiho ugu Dilay Ciidan katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la shaqayso Gumaysiga Itoobiya....
Ciidamada AMISOM oo Xalay Madaafiic culus ku garaacay Shacab Rayid ah sidii lagu yaqiin Ciidamada Itoobiya.
Qasaara aad uculus ayaa dagaalkii Shalay kasoo gaaray Maleeshiyada Dowlad ku sheega C/laahi Yuusuf iyo Dad Rayid ah kadib markii ay dagaalo Gacmaha layskula tegay ay ka dheceen xaafado katirsan degmooyinka Gobalka Banaadir....
Ciidamada Cadawga Itoobiya oo soo gaaray deegaanka Kalabayrka si ay uga gudbaan Xadka ay lawadaagaan Soomaaliya.
Ciidamadii Cadawga Itoobiya ee shalay dagaalka culus kala kulmay Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ayaa saakay soo gaaray deegaanka Kalabaeyka oo dhaca xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya....
Ciidamada Maamulka Puntland oo Saakay Howlgallo balaaran ka wado Waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Ciidamada Booliska Maamul Gobaleedka Puntland ayaa Xalay ilaa iyo saakay Howlgalo balaaran ka wadao dhinaca Waqooyi magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug....
Golaha Dhaqanka Beesha Hawiye oo si kulul u Cambaareeyay Xasuuqa ay Ciidamada Cadawga Itoobiya ka wadaan Guri Ceel iyo degmada Matabaan Gobalka Hiiraan.
Golaha Dhaqanka iyo Midinimada Beelaha Hawiye ayaa Maanta si kulul u cambaareeyay Xasuuqa ay Ciidamada Cadawga Itoobiya ka wadaan magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka Soomaaliya qaarkood....
Shiikh Shariif oo sheegay in ay ka fiirsanayaan Heshiiskii Jabuuti haddii Ciidamada Itoobiya ay sii wadaan Duulaanada ay ku qaadayaan Magaalooyinka dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliyeed Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay Ciidamada Cadawga Itoobiya in ay wadaan daan daansi Gardara ah taas oo Khal khal gelin karto Heshiiskii Jabuuti ka dhacay....
War deg deg ah: Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed oo Galabta Dagaal kula jiro Ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyada Dowladda qayba katirsan magaalada Muqdisho.
Dagaa qaraar oo lasyku adeegsanayo hubka Nuucyadiisa kaladuwan ayaa Galabta ka bilaawday xaafado badan oo katirsan degmoooyinka H/wadaag, Hodon iyo Waaberi magaalada Muqdisho....
Dagaalkii Matabaan oo Weli socdo iyo Xoogaga Maxkamadaha Islaamka oo qabsaday Gaadiid Dagaal oo ay lahaayeen Ciidamada Itoobiya.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ee diidan gumaysiga Ciidamada Cadawga Itoobiya ayaa Maanta dagaal aad uculus lagalay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ahaa kuwii kasoo cararay magaalada Guri Ceel ....
War deg deg ah: qarax aad uxoogan oo Goordhaw ka dhacay magaalada Baydhabo xarunta Gobalka Baay.
Qarax aad uxoogan ayaa Goordhaw ka dhacay magaalada Baydhabo xarunta Gobalka Baay oo fadhiisin u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lashaqayso Gumaysiga Itoobiya....
War deg deg ah: Dagaal culus oo Goordhaw ka bilaawday degmada Matabaan xadka ay wadaagaan G/gaduud iyo Hiiraan.
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliya ayaa Goordhaw dagaal aad u qaraar ku qaaday Ciidamada Cadawga Itoobiya oo marayay duleedka degmada Matabaan Gobalka G/gaduud....
War deg deg ah: Ciidamada Cadawga Itoobiya oo Saaka Guri Ceel ka baxay kadib dagaal ay lagaleen Xoogaga Muqaawamada Soomaaliya.
Ciidamadii Cadawga Itoobiya ee maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaay degmada Guri Ceel Gobalka G/gaduud ayaa Saakay aroortii isagasoo baxay halkaas kadib dagaalo aad uculus oo ay la galeen Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed....
Munaasabadda Kowda Luuliyo oo aan Soomaaliya laga Xusin Hashii Maandeeq oo ay Cuneen Halaqyada Cadawga Itoobiya!!!
Munaasabadda Kowda Luuliyo oo ha Maalinta Xoriyada Soomaaliya ayaan Xalay siwanaagsan looga xusin qayba katirsan magaalada Muqdisho xili ay Ciidamada Cadawga Itoobiya Gumaysi arxan dara ah kawadaan Soomaaliya....
Ciidamada Itoobiya oo Maanta Dad Rayid ku Dilay gudaha degmada Guri Ceel Gobalka G/gaduud.
Ciidamada Cadawga Itoobiya ee xoogga ku joogo magaslada Guri Ceel Gobalka G/gaduud ayaa Maanta gudaha usoo galay magaalada Guri Ceel islamarkaana Dilal ugaystay Shacab Rayid ah oo ku sugnaa magaalada....
Madaxii Maaliyada degmada Afgooye oo ay Maanta Kooxo hubaysan ku Dileen Suuqa Bakaaraha Muqdisho.
Kooxo hubaysan ayaa Maanta Duhurkii Suuqa Bakaaraha Muqdisho ku dilay Madxii Maaliyada degmada Afgooye uqaabilsanaa Dowladda Federaalka C/laahi yuusuf....
Tacashiirado sababay dhimsho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay magaalada Kismaayo gobalka Jubada Hoose.
Kooxo hubaysan ayaa Maanta magaalada Kismaayo Kudilay Nin Rayid ah kadib markii ay isku qabteen Gacan ku haynta Wadada aado Dekadda magaalada Kismaayo....
Muuse Nuur Amiin " waa Been iyo Wareegto Faaltafakeeshin ah oo kasoo baxday Xafiiska C/laahi yuusuf Tuulooyinkii Shalay degmooyinkii loo magacaabay waa Shari darro"
Wasiirka arrimaha Gudaha Dowlad ku sheega Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay Wareegto Shalay kasoo baxday Xafiiska C/laahi Yuusuf Axmed oo degmooyin looga dhigayay deegaano katirsan Gobalada G/gaduud iyo Mudug....
Cadawga Itoobiya oo Xalay Madaafiic ku Garaacay degmada Guri Ceel iyo Shacab ay Xasuuqeen Ciidamada Itoobiya.
Waxaa saakay degan Xaalada degmada Guri ceel gobalka G/gaduud oo ay dagaalo qaraar ku dhaxmareen Ciidamnada Cadawga itoobiya iyo Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed....
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85  Next


Maquuste:UN ka Hubka ii Fasaxa Aan Gumaadee inta Hartay.
Marqaati Alle darti ah
GUUXA SIYAASADDA
DOWLAD DADKEEDI CUNEYSO
Shirqoolkii waynaa.!!!! Bilowgii lumitaanka qunyar socodka.
NABAD BAALAL LAHAYN
Hadiyad ku socota Geesiyaasha Soomaliyeed ee ku Xiran Dalka Sweden
Maquuste Tigreeg Diidimaa N.Cadene Naartow u Jiidahaa
Confronting US Imperialism in Somalia by Farid Abdi Mohamed Omar
Xuubsireed Xaqdaro Xirida Xudeeyfi
©  welcome huriwaa.com    .   webmaster@huriwaa.com